Qabta lagu qaabilo dhalinyarada (Ungdomsmottagning)

Flicka på gård

Su’aal qalad ahi ma jirto

Qaybata lagu qaabilo dhaliyarada waxaa loogu talogaley dadka dhalinyarta ah ilaa iyo inta ay ka gaadhayaan ama ay buuxinayaan 25 sanno jir. Waxaa aad jaleeci kartaa qaybta lagu qaabilo dhalinyarada haddii aad qabto su’aalo la xidhiihd jidhkaaga, galmada, alaabta ka hortaga uurka. Qaybta lagu qaabilo dhaliyarta waxaa xitaa loogu talogaley qofka dareemaya welwel, aan caafimaad qabin ama raba kaliya in uu weydiiyo wax uu dareemayo in ay isaga muhiim u tahay.

Waxaa ya tusaale ahaan noqon kartaa:

  • Alaabta looga hortago uurka iyo kiniinada sida degdega uga hortaga uurka
  • Badhitaan ku saabsan uurka iy cudurrada ku dhaca xubnaha taranka
  • Kurbo, welwel iyo shalaay
  • Takoorka
  • Xidhiidhada
  • Galmada (hamada, siigada, xanuunka la dareemo marka la isku galmoonayo)
  • Aqoonsiga nooc jinsiga qofku yahay iyo hanaanka galama (sexuell läggning (HBTQ)
  • Jidhka
  • Xaalada ka jirta gurigga

Rugta lagu qaabilo dhalinyarta waxaa aad kula kulmi doontaa kakaaliso caafimaad, dhakhaatiir, kalkaalisooyin, dhkhtarada maanka/maskaxda iyo ummulisooyin.