Denna webbplats använder teknik som troligen inte stöds i din webbläsare, därför kan vissa saker se konstiga ut eller inte fungera. Vi rekommenderar att du byter till en modern webbläsare istället.
Gå direkt till huvudinnehållet

Vi finns här för dig under coronautbrottet 

Viktig information inför ditt besök – läs här.

New multi-language phone line about the coronavirus.

På grund av hög belastning på labben råder det begränsad provtagning och ditt provsvar för covid-19 kan dröja omkring en vecka. Vänligen följ de regler och rekommendationer som finns för att undvika att smitta andra.

Information om provtagning hittar du på vårdcentralens egen sida.

Qaybta daawenta caruurta- iyo dhalinyarada (Barn- och ungdomsmedicinsk mottagning)

Daryeel caafimaad oo wata takhasus gaar ah oo loogu talogaley caruurta iyo dhalinta

Qaybta daaweynta ee caruurta iyo dhalinyarada waa qayb daryeel caafimaad oo furan, oo bixisa daryeel caafimaad oo wata takhasus gaar ah oo loogu talogaley caruurta iyo dhalinyarada aya da’doodu u dhaxeyso 0–18 sanno jir. Waxaa ay qaybtu sameysaa baadhitaano caafimaad iyo daawenta cudurrada aan laga bogsan oo qofka mudda dheer haya, kaas oo aan ilmaha ku kalifeyn in isbitaalka la dhigo. Marka aad imaneysiin qaybta waxaa aad inta badan noo soo kiin gudbiya rugta daryeelka caafimaadka ama isbitaalka.

Waxaa aad qaybta kula kulmi doontaa kalkaalisada caafimaadka ee caruurat iyo dhakhtar xirfada ama aqoon gaar ah oo ku saabasan caruurat iyo dhaliyarada leh, talo bixiyaha raashinka ee caruurta, kalkaalisada xagga hadala ee caruurat iyo waliba dhakhtarka maanka/maskaxda ee caruurta iyo dhaliyarada.

Senast uppdaterad: 2017-12-21 14:36