Daryeel caafimaad iyo talo bixin

Rugta daryeelka caafimaadka ee Närhälsan är waa rugta ugu weyn rugaha daryeelka caafimaadka  ee aasaasiga ah ee wadanka Iswidhen. Marka aad u baahantahay dareyeel caafimaad iyo tolo bixin waxaa aad marka ugu horeysa jaleeceysaa mid ka mida ah qaybaha aan wax ku qaabilno. Haddii aad wax badan ka ogtahay qaybaha aan wax ku qaabilno ee kala duawna, waxaa ay taasi kuu sahleysaa in aad u raadsato daryeel caafimaad meesha aad ka heli karto caawimaada ugu fiican ee dabooleyaa baahidaada. Rugaha daryeelka caafimaadka aasaasiga waxaa dhici karta in laguu sii gubiyo haddii ay baahi jirto dhakhaatiirr takhasus gaar ah leh tusaale ahaan isbitaal.