Xarunta heeganka (haddii la jirado habeekii ama maalmaha fasaxa) (Jourcentral)
Waxaa mararka qaarkood loo baahdaa daryeel caafimaad wakhtiyo ay rugta daryeelak caafimaadku ay xidhanyahay
Xarunta heeganka waxaa aan ku daryeelnaa qofka u baahda caawimaad wakhtiyada habeenkii ama maalmaha fasaxa, ee qaba xanuun ama dhibaato aan la sugi karin maalinta xigata. Xarunta heeganka waxaa lagula kulmaa kalkaaliso caafimaad iyo haddii loo baahdo mararka qaarkood dhakhtar, kuwaas oo qiimeyn ku sameys doona sida ay tahay xaaladaada caafimaad.